Muxuu ka bilowday khilaafka Wasiirka Maaliyada & Xisaabiyaha Qaranka? (Akhriso)

Khilaaf ayaa soo kala dhex galay qaar ka mid ah heyadaha Maamulka dhaqaalaha ee dowlada federaalka Somalia gaar ahaan Wasaarada Maaliyada iyo xisaabiyaha guud ee Qaranka. Sida aan ku soo tebiney Wararkeenii shalay khilaafka ayaa dibeda u soo baxay markii xisaabiyaha guud ee Qaranka Marwo Faadumo Cusmaan Faarax ay ku eedeysay been abuur, marin habaabin, … Continue reading Muxuu ka bilowday khilaafka Wasiirka Maaliyada & Xisaabiyaha Qaranka? (Akhriso)